Ra’isul Wasaare Kheyre oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, kadib markii uu Washington uga qayb galay shirarkii sannadlaha ahaa ee bangiga adduunka iyo sanduuqa lacagta adduunka (IMF) Intii Ra’iisul Wasaaruhu joogay Washington, waxuu ka qayb galay shirka miiska wareegsan ee looga hadlay arrimaha deyn cafinta dalka, waxuuna … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)